Maamulka Isbitaalka SOS oo ka hadlay cunugii yaraa ee lagu xaday gudaha Isbitaalkaasi

Cunug yar oo saacado dhalnaa ayaa shalay oo jimco aheyd laga xaday Isbitaalka Hooyada iyo dhalaan ee SOS, waxaana dhacdadan ay noqotay mid si weyn looga hadal hayo magaalada Muqdisho. Aabaha dhalay wiilka la xaday oo khamiistii lagu dhalay isbitaalka SOS ayaa Warbaahinta sheegay in cunugooda la xaday xalay maqribkii xili hooyada dhashay ay huruday, … Continue reading Maamulka Isbitaalka SOS oo ka hadlay cunugii yaraa ee lagu xaday gudaha Isbitaalkaasi